Tag: xishoodka_dumarka

Raga qaar sheeko ayaa ugu baxda naagaha kale oon xaaskooda ahayn

Raga may ugu sheekeeyaan naagaha kale naagahoodana kama helaan taas maxaa keenay, waxaad ogaataa guurka wuxuu u baahan yahay cusboonaysiin ninka iyo naagtaba waxay u baahan yihiin inay mar kasta jacaylkooda cusboonaysaan lama rabo naagta inayninka ka mashquusho xitaa haddii ay dhashay10 caruur ninka marka ay naagta ka mashquusho wuxuu raadinayaa naag kale uu u […]

Farxiya Skoor yay u dhalatay halkeese ay ku nooshahay

farxiya iskoor

Farxiya iskoor waxay soo duubtay maalmahan na soo dhaafay muuqaalo ay leedahay waxaan ku sharxaa nolosha gogosha dad badan ayaa arintaas ka xanaaqay oo soo duubay muuqaalo ay ku dhaleecaynayaan waxyaalaha ay iyadu soo duubtay, gabadha waxaa lagu haystaa marka ay ka hadlayso galmada inaysan waxba qarinin, taas oo dadkii ka yaabaysay haddaba yay tahay […]

Naagaha foosha xun maxay sawirada u xadaan

Facebook wuxuu caan ku yahay in layska xado sawirada, siiba dumarka quruxda aan lahayn oo xada sawirada naagaha quruxda badan taas noo keenaysa gabdhaha inay ku shukaansadaan raga ay rabaan, waxay sheeganaysaa inay tahay gabdha quruxda leh iyadoo foolxumo ku habsatay, hablaha somaali waxay ku waalan yihiin cadaanta haddii ay aragto naag cad waxay rabtaa […]

Maamul © 2015 Frontier Theme