Tag: Xiniinyaha

Waa labada qanjiir sida ukunta oo kale u kuusan oo ragga xubnahooda taranka ka mid ah waxay taraan wax weyn xagga galmada iyo dhalmada, biyabaxa ninkana iyaga ayaa sabab u ah

Maxaan ku sameeyaa geedkayga markasta wuu iska kacaa

Walaalayaal waxaan idinka rabaa talo wanaagsan waxaan ahay nin aad u kacsi badan xiniinyaha ayaa i barara kacsi dartii marka aan biyaha iska saaro saacad kaddi kacsi sii kulul ayaa ii imaanaya, waxaan la yaabnahay kacsigaas waxa ii keenay waxaan jiraa 16 sano waxaan ahay nin xumaan rabin bahalkayga ma damo culays buu igu hayaa […]

Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa

Xiniinyahayga marka si fiican aan u eego waxaan dareemaa mid inay weyn tahay siiba midda midigta marka ma dhib arintaas caafimaadka qooraha waa sidee ila taliya walaalayaan wax xanuun ahna kama dareemo kacsigaygana waa caadi waan kacsadaa siiba subaxdii geedkayga si daran ayuu u taagmnaa dhibta keliya waxay tahay weynaanta xiniinta midig

Maamul © 2015 Frontier Theme