Tag: Wararka cusub maanta

Wararka degdega dalka dibada gudaha dhaqaalaha dibadda haweenka raga xamar dadka, marka aad soo booqato webka wax badan ayaad ku arki doontaa

Burburka Somaaliya dowlada sacuudiga ayaa ka dambaysa

sirta-sacuudiga

Sir ayaa soo fakatay sheegaysa dowladda sacuudiga inay ka dambayso dhibaatada soomaali ku jirto laakin dadka waxmagarata ah waxay u qaateen inay tahay dowladda sacuudiga dowlad diinta u adeegayso laakin waa dawlad xiriir weyn la leh yahuuda iyo marykanka waa dadka maanta burburinaya dalal badan sida ciraaq iyo suuriya iyo yaman marka somali waxay u […]

Taleefanka oo la sheegay inuu dhibayo manida raga

mooblika-raga-biyaha

Daraasad la sameeyay ayaa waxay sheegtay mobile ka inuu saamaynayo manida raga siiba marka la galiyo jeebka hore ee surwaalka, waayo wuxuu u dhawaanayaa xubnahay taranka ninka , waxay sheegeen culimada sameeyay baaritaankaas inuu halaynayo manida ninka shucaaha uu soo diro mobileka, siiba ninka marka uu jeebka in badan ku hayo taleefanka wuxuu dilayaa waxtarka […]

Maamul © 2015 Frontier Theme