Tag: Uurka

Uurka waa xaalad ay marayso hooyada marka ay galmo la samayso waxaa galaya caloosheeda naf oo Alle ku abuuraya meesha dadka sagaal bilood ayay wadaan uurjiifka inta badan, waxaa laga yaabaa dadka qaarkooda inaysan wax dhalin middaas waxay ku xiran tahay Alle

Maamul © 2015 Frontier Theme