Tag: soomaali

Hodan sheekh Abdirahman muqdisho video 2016

Fanaanadda hodan sheekh cabdiraxman ayaa sooduubtay video ay ugu hambalyaynayso shacabka soomaaliyeed ciida sanadkan, muqdisho oo siu baddashay goob ay fanaaninta hadda ku soo qulqulaan oo ay ku soo bandhigaan heeso iyo cayaaro, waagii hore waxay aadi jireen fanaaniinta wadamada yurub ama afrika sida kenya ama jabuuti, laakin hadda muqdisho ayaa sheekada qabsatay. soomaalida oo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme