Tag: somali

Hodan sheekh Abdirahman muqdisho video 2016

Fanaanadda hodan sheekh cabdiraxman ayaa sooduubtay video ay ugu hambalyaynayso shacabka soomaaliyeed ciida sanadkan, muqdisho oo siu baddashay goob ay fanaaninta hadda ku soo qulqulaan oo ay ku soo bandhigaan heeso iyo cayaaro, waagii hore waxay aadi jireen fanaaniinta wadamada yurub ama afrika sida kenya ama jabuuti, laakin hadda muqdisho ayaa sheekada qabsatay. soomaalida oo […]

Farxiya Kabayare maxaa ku dhacay tolow

Fanaanadda farxiya kabayre oo tagtay magaalada muqdisho ayaa waxay soo duubtay video oo kulul oo ay ku goodinayso maxaa ku dhacay marka aad daawato ayaad arkaysaa muuqaalka ma badna laakin wuxuu xambaarsan yahay hadal kulul, sida¬† la ogyahay farxiya waa gabar heesta, heesaha soomaaliya laga qaadi rabo ciiddan ayay¬† ua tagtay xamar sidoo kale fanaanadda […]

Maamul © 2015 Frontier Theme