Tag: Siyaasad

Waxaa loola jeedaa siyaad maamulka dowladda iyo waxyaalaha la xiriira oo dhaqdhaqaaq ah, ereyga wuxuu ka soo jeedaa afka carabiga waxaa macnahiisa uu yahay maamul

Waa maxay muwadinimada

muaadin

Muwaadinimadu waxay ka mid tahay qadiyadaha muhimada wayn u leh dawladaha caalamka ee maanta jira, maxaa yeelay wadanka in lagu ab tirsado iyo in la fahmo abtirsiimadaas, waxay ka dhigaysaa qofka muwaadinka ah, mid ku dadaala ilaalinta jiritaanka wadankiisa ,sidoo kale waxay ka dhigaysaa mid dareema qiimaha ,sharafta iyo dawrka uu ku dhex leeyahay wadanka […]

Qiimaha ay leedahay xoriyadda

xuriyadda qiimaha ay leedahay

Xoriyadu waxay saldhig u tahay xoriyado tiro badan sida xoriyada caqiidada iyo gudashada waajibaadka diiniga ah,xoriyada u kala safrida dalka dhexdiisa ,xoriyada wada sheekaysiga iyo dadka in lala wadaago dhibaatooyinka dalka,xoriyada taageero muujin ama diidmo in laga muujiyo qadiyad ,mawqif ama siyaasad haba ku wajahnaato diidmadaasu xukuumadee,xoriyada in laga qayb qaadan karo shirarka iyo kulanada […]

Cadaaladda iyo sinnaanta

cadaalad

Sinaantu waxay ka turjumaysaa xuquuqda la wadaagayo ,sida xaqa Wax-barashada,Shaqada,Jinsiyada ,shuruucda iyo qaanuunka dalka in loo sinaado,is difaaca iyo agabka sharici qofku inuu ula sinaado muwaadiniinta isagoo shaqaalaha dawlada ka dhacsan kara xaqiisa ,taariikhda dalkiisa iyo dhibta ka jirtana xogogaal u noqon karo .

Wadatashiga iyo nidaamka islaamka siduu qabo

tashiga

Waan wada ognahay qiimaha uu leeyahay showrka ama wada tashiga qoraalkan muhimka ah akhri: Magaca Alle ayaan ku bilaabayaa oo naxariista guud iyo midda gaarba leh Naxariis iyo nabadgelyo sayidkeena Muxamed korkiisa ha ahaato Nabiga ummaddan iyo Nabiga caalamka oo dhan. Daawadeyaasha sharafta lahow salaanta Alle iyo naxariistiisa iyo barakooyinkiisa korkiina ha ahaato.    Maanta […]

Maamul © 2015 Frontier Theme