Tag: Siyaasad

Waxaa loola jeedaa siyaad maamulka dowladda iyo waxyaalaha la xiriira oo dhaqdhaqaaq ah, ereyga wuxuu ka soo jeedaa afka carabiga waxaa macnahiisa uu yahay maamul

Naag African ah oo baaraysa haweeney soomaaliyeed xamar

soomaali naago gaalo

Marka aad aragto sawirkan waxaad dareemaysaa dadka marka dulli ku dhaco sida ay noqonayaan, maxaa ka xun maanta inay naag gaal ah oo ay sidan u dulleysato haweeney muslin ah iyadoo dalkeeda joogta sheekadan waxay ka dhacaysaa xamar, waxaa su’aal mudan in lays wayddiiyo maxaa sidan inoo keenay? runtii waxaa inoo keenay diinteena markaan ka […]

Dameerkii xamar burburiyay iyo daayeerada muuryaanta

dameerada soomali

Xamar waxaa ku kulmay dameero oo dad ah kuwaas waa kuwa mooday maamulka inuu yahay tuuganimo iyo in lagu taajiro xoolaha iyo hantida dadka, runtii dalka soomaaliya khayrka yaalla haddii loo helo qof ku habboon maamulka qof kasta soomaali ah wuxuu heli lahaa hanti ku filan, immisa shirkad laga samayn karaa soomaali, immisa mashruuc laga […]

Qabiilka ugu kufsasho badan haweenka

Beeshan waxay caan ku tahay kufsiga, marka siyaad barre laga saaray dalka waxay ka mid ahayd ururka USC beeshan haddii aad maqashay cayaal faay cali oo joogay magaalada madiino badankooda beeshan ayay ka tirsanaayeen, marka dalka uu galay rabshado ballaaran qabiilkan wuxuu u soo jeestay inuu dadka dhaco dumarkana kufsado, waxaa la sheegaa mar ayaa […]

Genaral Caydiid iyo cuntadii dhagaxa sheeko lalayaabay

Genaral Caydiid iyo cuntadii dhgaxa sheeko lalayaabay

Sheekadan haddii aad akhriso waxaad ogaanaysaa dhabta soomaali ka jirta, G. Maxamed Faarax Caydiid wuxuu ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyada kaalinta weyn ka cayaaray burburka dalka soomaaliya, waxaa la dhihi karaa waa ninka ka dambeeyay baa’ba soomaaliya, ninkan wuxuu ka dhashay beesha habargidir oo degta galkacyo, wuxuu rabay inuu xoog ku qabsado xamar iyo shabeelaha […]

Maamul © 2015 Frontier Theme