Tag: siigada

Guska bambiirada dhib miyuu u keenaa dumarka

guska caaga

Dumar badan oo aduunka jooga ayaa isticmaala caaga u sameysa sida xubinta taranka, waxaa jira qaabab sax ah oo loo isticmaalo caagaas looga maarmo xubinta taranka raga. Dumar badan ayaa dhibaato kala kulmay isticmaalkiisa kuwana nolol macaan ayaa ku helaan sidaas oo ay taheyse waxaa jira 7 qatar oo ay gabadhu kala kulmi karto isticmaali […]

Saabuunta dhib miyay ii keeni kartaa xiliga siigada aan ku sameeyo

Saabuunta ayaan ku siigaystaa aad buu ii balbalaa geedka waxaan ku arkay xitaa inuu guduuto mararka qaarkood marka aan 3 jeer isku xigta aan siigaysto, ibta ayaa saabuun iiga aruurta siigadana iskama joojin karo sideen sameeyaa ila taliya. waxaan maqlay saabuunta inay raga dhib u keenayso mustaqbalka marka uu guursadio taas maxaa ka jira

Maxaa ku cusub nolosha Facebook sanadkan aan ku jirno

somali nolosha

Facebook wuxuu noqday web oo maanta dad badan ay ku jiraan soomaali iyo dad kale, waxayaalaha facebook ku cusub waxaa ka mid ah video live ayaad dadka tusin kartaa, marka dadka facebook soo gala waxay u qaybsamaan dad dhab iyo dad fake ah, dadka faalsaha ah waxay badankooda wataan magac been ah oo iyaga lahayn, […]

Goorta ay siigada bannaan tahay

siigada hadda ka jirto

Goorta ay siigada bannaan tahay waa xiligee, siigada ama seegada qofba siduu u garanayo culimada muslimiinta way isku khilaafeen inay xalaal tahay ama xaaraan ay tahay, laakin culimada badankooda waxay u arkeen inay xaaraan tahay, sidaa awgeed mad’habka shaafici wuxuu u arkay inay siigada xaaraam tahay taasna ayay soomaalidu raaceen, laakin iyadoo sidaas ay tahay […]

Siigada waan joojin kari la’ahay ila taliya

QAsc talobixiya yaasha bulshada waxaan ahay wiil 23 jir ah waxaan siigaysanayay mudo dhan 7 sano 2009 ayaan bartay cudurka siigada aniga oo 16 jir ah ilaa hada umaan helin xal dhibaatooyin aanan lahaan jirin oo aad ubadan ayaan kala kulmay siigada waxaan sitoos ah udareemay dhibaa tooyinkaan kala kulmay siigada 2013 kii dhibatooyin kaas […]

Maamul © 2015 Frontier Theme