Tag: Shuunka

Shuunka waa timo ka soo baxa xubnaha taranka raga iyo dumarka marka ay qaangaaraan, dadka way ku kala duwan yihiin timaha dadka qaarka ma dhaafaan gumaarka dadna waxay gaarayaan hoose ilaa wareegada duleelka futada. waxaa habboon in la iska xiiro timaha shuunka af soomaaliga bisqin iyo shuun iyo timaha hoose ayaa la dhahaa

Ninkayga timaha hoose ayaan u xiiraa isagana wuu ii xiiraa ma dhib baa

SCW Su’aal baan qabaa aniga iyo ninkayga waxaan samaynaa wax waligayga meel aanan ka akhrinin kaas oo ah nadaafadda timaha hoose waxaan isu xiirnaa timaha hoose bisqinta lagu magacaabo taas ma wax dhib ayay noo keeni kartaa waxaan maqlay ninkaaga geedkiisa haddii galmo la samaynaynin ma eegi kartid indho ala’aan baa laga qaadaa iga jaahil […]

Nabraha jirka gaar ahaan wejiga sidee loo daaweeyaa

Nabraha waaweyn

Jirkeena mararka qaarkooda wuxuu yeelanayaa nabro ama fiman oo xanuun noo keeni kara marka hore waa inaan ogaa oo aan isweydiinaa maxaa keenaya nabraha jirka guud ahaan? jawaabta waa fududahay midda ugu horrayusa waa nadaafad la’aanta waayo wasakha wuxuu keeni karaa dhibaatooyin badan oo annagu aynan filanaynin taas oo meelo badan nolosheena ka soo gali […]

Maamul © 2015 Frontier Theme