Tag: Bisqin

shuunka waa timo ka soo baxa xubnaha taranka ninka iyo naagta marka ay qaangaaraan, waxay ka soo bilaabanayaan gumaarka ilaa hoose, waxaa sunno ah in layska xiiro timahaas

Ninkayga timaha hoose ayaan u xiiraa isagana wuu ii xiiraa ma dhib baa

SCW Su’aal baan qabaa aniga iyo ninkayga waxaan samaynaa wax waligayga meel aanan ka akhrinin kaas oo ah nadaafadda timaha hoose waxaan isu xiirnaa timaha hoose bisqinta lagu magacaabo taas ma wax dhib ayay noo keeni kartaa waxaan maqlay ninkaaga geedkiisa haddii galmo la samaynaynin ma eegi kartid indho ala’aan baa laga qaadaa iga jaahil […]

Haweenka iyo ragga timaha bisqinta injirta kaga dhalato

naasaha weyn

Shuunka sida la ogyahay waa timo ka soo baxa xubinta taranka raga iyo dumarka marka ay gaaraan da’da qaangaadhka, dadka qaarkiis waxay ku magacaabaan bisqin, dadka way ku kala duwan yihiin shuunka qaabka uu u soo baxo, inta badan shuunka timahiisa way adag yihiin, sidoo kale meesha uu ka soo baxo way kala dheer tahay […]

Nabraha jirka gaar ahaan wejiga sidee loo daaweeyaa

Nabraha waaweyn

Jirkeena mararka qaarkooda wuxuu yeelanayaa nabro ama fiman oo xanuun noo keeni kara marka hore waa inaan ogaa oo aan isweydiinaa maxaa keenaya nabraha jirka guud ahaan? jawaabta waa fududahay midda ugu horrayusa waa nadaafad la’aanta waayo wasakha wuxuu keeni karaa dhibaatooyin badan oo annagu aynan filanaynin taas oo meelo badan nolosheena ka soo gali […]

Maamul © 2015 Frontier Theme