Tag: Ramadaan

Waa bisha sagaalaad ee taariikhda Islaamka, Quraanka ayaa la soo dejiyay waa bil barakaysan waan waa wjib in bishaas la soomo

Dhibka ka iman kara galmada xiliga afurka

galmada ramadaanka

Galmada waa wax dabiici ah oo ninka naagtiisa ku sameeyo, rag iyo dumarba way u baahan yihiin inay galmo sameeyaan, laakin haddana waxaa loo baahan yahay in aqoon loo lahaado. Galmada afurka kaddib waxay leedahay dhibaatooyinkan sida la ogyahay qofka markuu sooman yahay jirkiisa wuxuu joojiyaa shaqada dheefshiidka siiba mindhicirada iyo caloosha, marka uu cunto […]

Maamul © 2015 Frontier Theme