Tag: Raayaha

Raayaha waxaa laga wadaa laba ukun ragga ku leeyihiin guska hoostiisa oo raaxada iyo biyabbaxa sabab u ah, dareenkooda aad buu u xoog badan yahay marka wax gaaraan si daran baa looga xanuunsadaa

Labada raayo mid baa iga weyn maxaa sababa

Xiniinyahayga marka si fiican aan u eego waxaan dareemaa mid inay weyn tahay siiba midda midigta marka ma dhib arintaas caafimaadka qooraha waa sidee ila taliya walaalayaan wax xanuun ahna kama dareemo kacsigaygana waa caadi waan kacsadaa siiba subaxdii geedkayga si daran ayuu u taagmnaa dhibta keliya waxay tahay weynaanta xiniinta midig

Maamul © 2015 Frontier Theme