Tag: nin_duq

Nin duq gabar yar ma qancinkaraa

guurka odayga

Guurka waa raaxada nolosha wuxuu ku fiican yahay labada qof inuu jacayl ka dhexeeyo, haddii noloshooda ay ka maran tahay kalgalayl waxay noqonaysaa sheekadooda mid gubatay, ninka da’da weyn haddii uu guursanayo waxaa laga rabaa inuu ahaado nin ragnimadiisu ay raganimo dhaaftay oo naagta qancin karo oo sida la rabay danaheeda raaxo u buuxin karo, […]

Maamul © 2015 Frontier Theme