Tag: nadaafada

Cadayga cudurada uu ka hortago

cadayga waxa uu qofka u rato

Cadayga cudurada uu ka hortago, Cadayda ama rummayga wuxuu ka mid yahay waxyaalaha dadka badankooda ay illowsan yihiin waxtarkiisa, marka aad adayga si fiican ugu cadaysanayso ilkaha aad ayay nadiif u noqonayaa, way adkaanaysaa ilkaha inay kaa dhacaan, xitaa haddii aad gaarto da’ aad u weyn, waayo qofka markuu cuntada cuno waxaa galaya cirridka iyo […]

Nadaafada macaanka galmada ayay kordhisaa

nadaafada galmada

Nadaafada kaalin weyn ayay ka cayaartaa labada is qaba inay isu soo dhowaadaa. Galmada xiliyada ay macdahay waa marka uu ninka iyo naagta si fiican niyad ugu hayaan, haddii midkooda uu wax kale ku mashquulsan yahay ama daalan yahay, raaxada laga rabay ma imaan karto, qofka si kasta hadduu u raadiyo raaxada galmada uma heli […]

Ninkayga timaha hoose ayaan u xiiraa isagana wuu ii xiiraa ma dhib baa

SCW Su’aal baan qabaa aniga iyo ninkayga waxaan samaynaa wax waligayga meel aanan ka akhrinin kaas oo ah nadaafadda timaha hoose waxaan isu xiirnaa timaha hoose bisqinta lagu magacaabo taas ma wax dhib ayay noo keeni kartaa waxaan maqlay ninkaaga geedkiisa haddii galmo la samaynaynin ma eegi kartid indho ala’aan baa laga qaadaa iga jaahil […]

Maamul © 2015 Frontier Theme