Tag: Masayrka

Xanaaqa gabdhaha maxaa keeno maaxse lagu dejin karaa

carada dumarka somaliyeed

Gabar marka aad is barataan oo aad ka hesho guur ayaa inta badan aad u bandhigaysaa waxaa laga yabaa inaad isku fahmi weydaan arrimo marka haddii ay kaa xanaaqdo maxaad ku qaboojin kartaa ? taas waxaa ka horraysa maxaa u keenaya hablaha carada ama xanaaqa runtii waxaa lagaa rabaa inaad ogaagto waxa naagaha ay ka […]

Naag masayrtay maxaa u roon

Naagta marka ay masayrto waxaa lagu dejiyaa inaad u keento hadiyad qiime badan oo marka si fiican aad ula hadasho marka ay faraxdo, waayo marka hadiyad fiican aad siiso qalbigeeda wuu furmaa, waanadaada waxaa dhici karta inay ogolaato, masayrka naagta sababo badan ayaa keena waxaa ugu xun kan ay ka masayrayo naag kale inaad la […]

Maamul © 2015 Frontier Theme