Tag: Manida

Mani ama xawo waa biyaha ka yimaada xubnaha taranka oo ilmaha lagu dhalo raga iyo dumarkaba way ka soo baxayaan marka ay gaaraan raaxada ugu dambaysay way kala duwan yihiin biyaha naagaha iyo kuwa nimanka, kuwa raga waa cad oo adag biyaha naagahana waa jaalo oo khafiif ah.

Haweenka iyo ragga timaha bisqinta injirta kaga dhalato

naasaha weyn

Shuunka sida la ogyahay waa timo ka soo baxa xubinta taranka raga iyo dumarka marka ay gaaraan da’da qaangaadhka, dadka qaarkiis waxay ku magacaabaan bisqin, dadka way ku kala duwan yihiin shuunka qaabka uu u soo baxo, inta badan shuunka timahiisa way adag yihiin, sidoo kale meesha uu ka soo baxo way kala dheer tahay […]

Maamul © 2015 Frontier Theme