Tag: layaabka_aduunka

Naagta bakaylaha ku dhashay marooko

naagta bakaylaha dhashay

Qisadan markaad akhriso waxaad noqonaysaa qof yaab meel la fadhiya, adduunka qofka nool wuxuu arkaa waxa uu la yaabo waxay ka dhacay dalka marooko wax aad loola yaabay, naag oo madhalays ahayd ayaa waxay dhahasy bakayle, isbitaalka ay kuĀ  dhashay dadka joogay markay arkeen waxa ay dhahshay aad bay ula yaabeen wayna ka naxeen. laakin […]

Taleefankiisa arin yaab leh buu u gaday qiso cibro leh

saaxiib wanaagsan

Qiso saamayn leh nin ayaa wuxuu taleefan u diray saaxiibkiisa markaas ayuu la hadlay wuxuu ka dalbaday lacag wuxuu u sheegay in hooyadiisa ay xanuunsan tahay oo ay u baahan tahay daawo isagana uuna haynin lacag, saaxiibkiisa wuxuu ku yiri waa yahay casirka kaddib ila soo xiriir, marka casirka la gaaray ninkii taleefan ayuu u […]

Maamul © 2015 Frontier Theme