Tag: Jacayl

Sababaha jacaylka keena raga iyo dumarka waxa lagu garto jacaylka

Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

magacaygu waa ahlaam waxaan ahay 18 jir waxaan jecelahay qof isaguna ii jecel si kadaran sidaan u jecelahay mudo sadex sano ah wuxuu isoo bandhigtey guur anigana waxaan ka cabsanayaa walidkeey waayo hooyadeey waxaan ka dareemaaa diidmo iyo kalsooni daro ka dhan ah wiilkaas hadii aan u bandhigo go.aan kasoo ah guur waxaan ka cabsanaaya […]

Sida ugu sahlan lagu garto naagtaan ku jeclayn

Sida ugu sahlan lagu garto naagtaan ku jeclayn

Naagta aan ku jeclayn haddii ay dan kale kaa leedahay waxay kuu macaynaysaa hadalka iyo dhaqanka, waxaa laga yaabaa maanta oo dhan inay ku celceliso aboowe macaan maxaan kuu qabtaa waan ku jeclahay hadaladaas oo ninka maskaxda ka soo rida, laakin waxaad ogaataa jacaylka dhabta ah inuu leeyahay astaamo badan oo ninka ku fahmi karo […]

Saamaynta jacaylka iyo kacsiga galmada hablaha

Saamaynta jacaylka iyo kacsiga galmada hablaha

Jacaylka dhabta ah waxaa laga dareemaa wadnaha ninka marka uu arko gabadha uu jecel yahay wuxuu dareemaa boodbood wadne, kaas oo la sheegay raga iyo dumarkaba inuu qabsado si kedis ah marka ay u kulmaan, sidoo kale ruuxa marka uu galmo samaynayo waxaa ka boodbooda wadnaha dhiiggana si fiican ayuu u shaqaynayaa. Jacaylka murugo ma […]

Maamul © 2015 Frontier Theme