Tag: Jacayl

Sababaha jacaylka keena raga iyo dumarka waxa lagu garto jacaylka

Jacaylka ay kaaga baahan tahay xaaskaaga waa maxay

raaxada maanta ay rabaan dumarka

Rag badan waxay u haystaan jecaylka marka la shukaansanayo gabadha in lagu soo xiragaliyo waxaad arkaysaa marka ay shukaansanayaa hadalo waxay daldalaan abaayo macaan waan ku jeclahay abaayo naftayda ayaad la mid tahay, laakin marka la isguursado xaaska waa lagala xishoonayaa hadalka noocaas ah, waxaa laga yaabaa ninka marka uu naagta guursado oo guurka ka […]

Jacaylka haddii uu hirgali waayo maloo waashaa horta

jacaylka-maxaa-u-keena-naagaha

Qisooyinka jacaylka marka aad akhrinayso waxaad arkaysaa waxyaalo kaa yaabinaya sheekada qays iyo layla oo kale oo u dhintay jacayl , laakin runtii jacaylka wuxuu ku xiran yahay samankan lacag ninka lacagta leh ayay dumarka jeclaadaan ninka waxba haysanin waa ku daayay, taas waxaad ka garan kartaa bulshada soomaaliyeed,  waxaa la sheegaa sheeko yaab badan […]

Kalsoonida jacaylka sidee lagu kasban karaa ii sheega

Marka hore wan idin Slaamay Bacdal Salaan Allah Ayaa Mahdo dhan Iska Leh Waxan Halkan Kaso Gudbisaya Arin An Jeclaystay Inaan Idinla wadaago Idinkuna Wixii Talo Iyo Tusaale Ah Ad Isii Saan Aan gudo galo ujeedkayga ** Waxan Laleyahy Gabadh Xiriir Masha Allah Wan Isjecelnahy Hada Mudo 3sano ah wawada soconay balse alle amarki ardayban […]

Maamul © 2015 Frontier Theme