Tag: Gogoldhaaf

Waa maxay gogoldhaafka? ereygan wuxuu ka yimid gogosha waxa ka dhaca oo khalad ah, waxaa laga wadaa naagta la qabo ama ninka xaaska leh inay qof kale galmo la sameeyaan

Sidee looga samatabaxaa kacsi la’aanta

raaxada hadda

Warkan waa muhim inaad ogaato, waayo nin kasta xaas leh waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa qanciyo. Maxaa lagu siyaadin karaa markuu kacsiga aad u daciifo? haddaba haddii ninka iyo naag ay aqalgalaan waxaa inta badan dhado mushkilo la xiriirta isfanka raaxada galmada arooska kaddib, inta badan way adag tahay labo qof isku si ah inay […]

Gogoldhaafku waa hubka dumarka xunxun

gogol dhaaf

Haweenka qaar marka ay rabaa inay ka aarsadaan nimankooda, waxay sameeyo gogoldhaaf si ay uga caraysiiyaan raggooda, haddaba waxaad ogaataa inaad dembi weyn galayso marka nin kale aad u dhiibta farjigaaga ama jirkaaga. naagaha dabbaalada ah ayaa falkaas ku dhaqma. inta ay leedahay ninka ka xanuunji waxay la tumanaysaa nin kale iyada xalaal aah u […]

Maamul © 2015 Frontier Theme