Tag: ganacsiga

Ganacsiga haddaan baran rabo maxaa layga raba

Waxaan rabaa inaan dhigto jaamacadda qaybta ganacsiga maxaa la iga rabaa inaan si fiican kaso, sidoo kale jaamacadda qaybta ganacsiga ama tijaarada naagaha maku habboon tahay, ama raga ayay ku fiican tahay , dad badan baa waxay igu dhaheen gabdhaha waxaa ku habboon caafimaadka siiba jirrooyinka haweenka iyo caruurta ama kalkaalisanimo, talo ayaan idinka rabaa […]

Maamul © 2015 Frontier Theme