Tag: Galmada

galmo waa isutagga raga iyo dumarka waxaa kaloo la dhahaa dhowmo iyo wasmo

Waqtiga galmada ay naagta u baahan tahay

Galmada inta ay ugu fiican tahay waqti ahaan dad badan soomaali ah waxay kuu sheegayaan inay dhowr jeer galmo sameeyaan, siiba wiilasha hadda soo qaan gaaray oo ku leh waxaan rabnaa inaan biyabaxno shan jeer laakin taas nin uma roona dumarka waxay u baahan yihiin waqti dheer waayo biyabbax ma gaari karaan haddii ninka shaqsi […]

Isfahanka ninka iyo naagta muxuu ku dhisan yahay

ninka iyo naagta

Lamaanaha is fahankooda xiliga galmada waa waxa ugu muhimsan shaqada galmada ninka iyo xaaskiisa, haddii aad rabto xaaskaaga inay si fiican ugu raaxaysato galmada waxaa lagaa rabaa inaad u sugto ilaa ay ka biyabaxayso, waayo naagaha biyahooda aad bay u soo daahaan, waxay u baahan yihiin waqti dheer, haddii adiga aad geliso geedkaaga farjigeeda, waxaa […]

Maamul © 2015 Frontier Theme