Tag: Galmada

galmo waa isutagga raga iyo dumarka waxaa kaloo la dhahaa dhowmo iyo wasmo

Nin 39 naagood soo furay haddana raadinaya midda 40aad

amir cali dhagas

Nin Soomaaliyeed lagu magacaabo AmiirĀ  Cali Dhagas oo sheegay inuu guursaday 39 naagood haddana wuxuu raadinayaa tii 40aad ninkaas oo sheegay inuu awood u leeyahay galmada geedkiisana inuu adag yahay uu awooda naagaha yaryar wuxuu leeyahay geedkayga Ilaahay baa ii barakeeyay. ninkan oo tilmaamaya inuu ka daran yahay dhalinyaro badan oo da’ yar wuxuu leeyahay […]

Jacaylka ay kaaga baahan tahay xaaskaaga waa maxay

raaxada maanta ay rabaan dumarka

Rag badan waxay u haystaan jecaylka marka la shukaansanayo gabadha in lagu soo xiragaliyo waxaad arkaysaa marka ay shukaansanayaa hadalo waxay daldalaan abaayo macaan waan ku jeclahay abaayo naftayda ayaad la mid tahay, laakin marka la isguursado xaaska waa lagala xishoonayaa hadalka noocaas ah, waxaa laga yaabaa ninka marka uu naagta guursado oo guurka ka […]

Maamul © 2015 Frontier Theme