Tag: fircooni

Fircooniga waa gudniin oo laga soo gaaray fircoon oo naagta laga jaro faruuraha siilka oo dhan kaddib la tolo

Raaxadee ugu fiican marka naagta ay gabar tahay habeenka aqalgalka

Waxan donaya in la iga¬† jahil bixiyo waxan gurasan rabaa gabar firconi ah qabka aan u bilabayo galmada ayan ku warersanayahay waxan maqlay in hawenka firconiga dhib leyihin webka maamul waxan ka akhristay bikaarada inay adag tahay marka la tlo hawenka siiba kuwa badiyaha ku nol hadaba waxan rabaa sid ugu fican an ka kasban […]

Sidee loo istiimiyaa gabadha cabsanayso

haweenka aqalgalka ugu hooreeyo

Habeenka kugu horraysa aqalgalka waxa ugu muhimsan lagaa rabo inaad samayso waa muqaal jacayl oo aad u muujinayso xaaskaaga, haweenka soomaalida bigradooda ma sahlana, waayo fircooni daran ayay u gudan yihiin, marka haddii aad xoog u adeegsato waxay ka qaadaysaa cabsi ayna illaawi karin, marka hebeenka ugu horreeyo waxaad isku daydaa inaad u sheekayso oo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme