Tag: Fasiraada riyada

Fasirka riyada waa aqoon khaas ah oo si gooni loo barto, waxay ku salaysan tahay calaamooyin iyo astaamo lagu garan karo macnaha ay riyada xambaarsan tahay, qof kasta ma fasiri karo riyooyinka, waxay u baahan yihiin qof aqoon sare u leh.

Waxyaalahan haddaad ku riyooto maxaa dhacaya

fasirka riyada raga

Riyada waxay leedahay waxyaalo dadka noloshooda la xiriira, marka aad wax aragto ama aad ku riyooto astaan ayuu u yahay waxyaalaha qaar. Hadii aad ku riyooyo digaag maxay tilmaamaysaa? digaag waxaa la dhahaa waxay tilmaantaa naag sharmuuto , qofkii arko ama ku riyoodo digaag oo saaran sariirtiisa gurigiisa waxaa soo galaya naag dhilo ah. Qofkii […]

Maamul © 2015 Frontier Theme