Tag: dumarka soomaaliyeed

Waxaa loola jeedaa naagaha soomaali kuwa somaliland kuwa jabuuti

Ubax Cabdiraxmaan maxaad ka taqaanaa iyo waxqabadkeeda

ubax-cabdiraxmaan

Maanta waxaa laga yaabaa inaysan garanaynin gabadhan dad badan, runtii waa gabar istaahilayso in la siiyo billado badan waa gabar ka fiican malaayin dad waa Ubax Cabdiraxmaan oo ku nool dalka Sacuudiga waxay tahay shaqadeeda inay dadka dhibaataysan wax u qabato gaar ahaan dadka soomaaliyeed, waxau dhafartaa dadka jirran inay maanta lacag u soo ururiso […]

Raga qaar sheeko ayaa ugu baxda naagaha kale oon xaaskooda ahayn

Raga may ugu sheekeeyaan naagaha kale naagahoodana kama helaan taas maxaa keenay, waxaad ogaataa guurka wuxuu u baahan yahay cusboonaysiin ninka iyo naagtaba waxay u baahan yihiin inay mar kasta jacaylkooda cusboonaysaan lama rabo naagta inayninka ka mashquusho xitaa haddii ay dhashay10 caruur ninka marka ay naagta ka mashquusho wuxuu raadinayaa naag kale uu u […]

Jacaylka haddii uu hirgali waayo maloo waashaa horta

jacaylka-maxaa-u-keena-naagaha

Qisooyinka jacaylka marka aad akhrinayso waxaad arkaysaa waxyaalo kaa yaabinaya sheekada qays iyo layla oo kale oo u dhintay jacayl , laakin runtii jacaylka wuxuu ku xiran yahay samankan lacag ninka lacagta leh ayay dumarka jeclaadaan ninka waxba haysanin waa ku daayay, taas waxaad ka garan kartaa bulshada soomaaliyeed,  waxaa la sheegaa sheeko yaab badan […]

Kalsoonida gabdhaha sidan baa loo kasbadaa xogculus

ereyo-macan

Naagaha waxay aad uga helaan nin qiimeeyaa oo mar kasta waydiiya xaalkooda, ma jecla naata in laga aamuso marka aad guursato waxaa lagaa rabaa inaad mar kasta weydiiso waxay u baahan tahay hadalo macaan waa inaad ku tiraahdaa marwalba, sheekada badan ninka iyo xaaskiisa uma keento dhib balse waxaa laga yaabaa inay kalsooni adag siiso

Maamul © 2015 Frontier Theme