Tag: dumarka soomaaliyeed

Waxaa loola jeedaa naagaha soomaali kuwa somaliland kuwa jabuuti

Dumarka Somaliyed siday ugu dabaaldageen mowliidka arag

Soomaalida badankood waxay udabaal dageen dhalshada nabi Muxamed naxaris iyo nabadgalyo korkiisa ha haatee meel kastoo ay joogaan, sida la ogyahay dood weyn ayaa ka taagan xafladda mowliidka inay banaan tahay iyo in kale, dadka suufiyada waxay leeyihiin waa banaan tahay kuwa salafiyadna waxay leeyihiin ma banaana waa bidco sheekh umal muxaadaro  ayuu ka jeediyay […]

Dumarka ugu quruxda badan soomaaliya waa qoladee

dumarka ugu qurux badan soomaaliya uguna raaxo badan

Qabiilka soomaalida ugu qurux badan waa baadi cadde iyoshiiqaaliyo dhulbaxante iyo xawaadle waxaa la sheegay dumarka u dhashay cidahaas waxay leeyihiin joog iyo jamaal xad dhaaf ah, sidoo kale jirkooda wuu ifayaa, laakin dumarka shiiqaasha waxay ku darsadeen aqoon, haddii aad arbtonaag aqoon leh aad baad uga heli kartaa beesha shiiqaasha, naagaha murasadaha aad bay […]

Nin 39 naagood soo furay haddana raadinaya midda 40aad

amir cali dhagas

Nin Soomaaliyeed lagu magacaabo Amiir  Cali Dhagas oo sheegay inuu guursaday 39 naagood haddana wuxuu raadinayaa tii 40aad ninkaas oo sheegay inuu awood u leeyahay galmada geedkiisana inuu adag yahay uu awooda naagaha yaryar wuxuu leeyahay geedkayga Ilaahay baa ii barakeeyay. ninkan oo tilmaamaya inuu ka daran yahay dhalinyaro badan oo da’ yar wuxuu leeyahay […]

Maamul © 2015 Frontier Theme