Tag: Dhuusada

Dhuusada waxaa weeye neef ama aariya oo nafleyda ka timaada, waxay soo martaa mindhicirka weyn waxay ka soo baxdaa dabada, waa wax dabiici ah, laakin marka ay qofka ku badato waxaa keena sababo badan ay ka mid yihiin cuntada qaarkeeda.

Dhuuso badan baan isku arkay naag guursatay baan ahay

Waad salaaman tihiin marka hore waxaan rabaa inaan ku sheego halkan arin aan ka xishoonaya taas oo ah dhuusada badan waxaan rabaa inaad iga jaahil bixisaan dhuuso badan maxaa keenaya, gabar la guursaday baan ahay oo ilmo dhashay marka dhuusada aad bay igu badan tahay ninkayga waan kala xishoodaa, habeenkii marka aan hurdayo xitaa way […]

Maamul © 2015 Frontier Theme