Tag: Dareenka

dareen ama kacsi waa himada ninka ama naagta qabsato dadka way ku kala duwan yihiin

Naagaha jinsiga ku waalan waakuwee war culus

Naagaha jinsiga ku waalan waakuwee

Naagaha jinsiga ku waalan waakuwee Astaamo ayaa lagu gartaa hablaha aan ka dhergin galmada, astamaas waxay ku soo arooreen buugaagta laga qoray galmada iyo qaababka galmada, waxaa ka mid ah astaamahaas, naagta jirkeeda had iyo jeer kulul yahay aad bay u kacsi badan tahay, naagta kubka ka weyn sidoo kale kama dheregto raaxada, naagta carrabka […]

Kacsiga Xanuunka uu xubnaha u keeno

xanuunka xubnaha taranka ninka

Kacsiga Xanuunka uu xubnaha u keeno, Xubnaha taranka kacsiga marka uu soo galo waxay dareemaan dhiig inuu ka soo buuxsamay, dhiigaas raaxo ayuu dareensiiyaa raga iyo dumarkaba, waxaa jira dad marka ay dareemaan qooq xanuun ka dareema xubnaha taran, dadna waxay dareemaan kaadi inay hayso oo kale, siiba dhalinyarta hadda soo qaangaaraya, subaxdii marka ninka […]

Sir culus ka ogoow dumarka maanta

jacaylka iyo gabayga dumarka raaxada

Sir culus ka ogoow dumarka maanta Gabayga cusub iyo geeraarka maanta ayaa laga halayaa waxa ay ku samayn karaan dumarka iyo jacaylka sida uu yahay maanta iyo qaababka ay dadka u hadlaan. jacaylka ma dhab baa tolow ma xiriir ayaa ka dhexeeya gabayga iyo isaga? Gabayga iyo geeraarka maxay naagaha u soo jiitaan? runtii naagaha […]

Dhibka ka iman kara galmada xiliga afurka

galmada ramadaanka

Galmada waa wax dabiici ah oo ninka naagtiisa ku sameeyo, rag iyo dumarba way u baahan yihiin inay galmo sameeyaan, laakin haddana waxaa loo baahan yahay in aqoon loo lahaado. Galmada afurka kaddib waxay leedahay dhibaatooyinkan sida la ogyahay qofka markuu sooman yahay jirkiisa wuxuu joojiyaa shaqada dheefshiidka siiba mindhicirada iyo caloosha, marka uu cunto […]

Maamul © 2015 Frontier Theme