Tag: cuntada

Cambuulada waxtarka ay leedahay iyo qaybaha ay tahay

cambuulada

Cambuulada waxay ka mid tahay cuntada soomaalida aadka u taqaano, run ahaantii dadka soomaaliyed aad uma oga vitamiinka laga heli karo cambuulada, cambuulada dhowr qayb ayay noqotaa cambuulo bariis iyo digir gallay iyo digir massago iyo digir ama salbako iyo bariis ama gallay meelaha qaarkooda waxaa lagu cunaa subag iyo malab sidoo kale bun sharuur, […]

Bunka ma diinta buu la xiriiraa

bunka iyo cambuulada

Dhaqanka laga aaminsan yahay dalka soomaali oo la xiriira bunka waa dhaqan yaab badan, bunka waxaa la dubaa marka ay jirto munaasabad diini ah, marka quraan la akhriyo ama dad wadaado la casuumi rabo, siiba dadka suufiyada waxay bunka keenaan marka mawliid jiro iwm. bal heer waxay gaareen inay dhahaan bunka guriga lagu dubo malaa’ig […]

Maamul © 2015 Frontier Theme