Tag: cuntada

Shaaha cadeeska ayaa ma macaan badan midka ranjiga

Soomaalida aad bay uga helaan shaaha caddeyska waayo waa dad leh dal xoolo badan Ilaahay ku mannaystay, shaaha waxaa loo qybshaa ranji ama bagees iyo shaah caddeys hadaba waxaad ogaataa soomaalida inay tahay ummad xadaarad leh oo saamyn weyn ku yeelatay bulshooyin badan. haweenka ayaa la sheegaa inay aad u cabbaan shaaha caddeyska taas oo […]

Tixriga futada dadka ka gala

dixriga futada galo

Meelaha wuxuu ku badan yahay biyaha wasakha laga cabbo, dalka soomaali ayaa ka mid ah meelahaas. Tixri ayaa jira ka dhasho cuntada qaar ama biyaha wasakhda ah oo la cabbo Afka carabiga waxaa loo yaqaanaa الحرقص ama  الديدان الشعرية ama دبوسية ama دودة خيطية afka ingiriiskana pinworms tixrigaas futada ayuu ka dhashaa aad bay u […]

Dhibka ka iman kara galmada xiliga afurka

galmada ramadaanka

Galmada waa wax dabiici ah oo ninka naagtiisa ku sameeyo, rag iyo dumarba way u baahan yihiin inay galmo sameeyaan, laakin haddana waxaa loo baahan yahay in aqoon loo lahaado. Galmada afurka kaddib waxay leedahay dhibaatooyinkan sida la ogyahay qofka markuu sooman yahay jirkiisa wuxuu joojiyaa shaqada dheefshiidka siiba mindhicirada iyo caloosha, marka uu cunto […]

Cuntooyinka qooqa keena

baradhada iyo hilibka

Cuntada jirkaaga u roon oo leh burutiin badan ayaa galmada u roon cuntadaas ayaana lagu buurta, oo lagu cayilaa, raaxada macaanka galmada cuntadaas ayaa laga helaa, maanta waxaan ka hadlaynaa hilibka la dubay iyo qudaarta raga iyo dumarka sida ay u kiciyaan oo ay u siiyaan awood galmo macaan badan, naagaha aan dareemin kacsiga waxaa […]

Maamul © 2015 Frontier Theme