Tag: Cilaan saar

Cilaansaar waxaa laga wadaa in haweenku saartaan gacmaha iyo lugaha cilaan, qaabab qurux badan ayaa loo saartaa cilaanka waxaa caan ku ah dumarka hindi gaar ahaan, wuxuu siiyaa qurux badan siiba kuwa la qabo ninkooda ayay ku soo jiitaan. naagaha cad ayaa si fiican uga soo muuqadaa siiba kuwa buuran oo hilibka leh oo shiliska ah

cilaan fiican

Qaababka cilaan saarka quruxda badan

qaabka cilaanka loo sameeyo

Cilaanka wuxuu ka mid yahay waxyaalaha naagaha qurxiya, cilaanka waxaa la saartaa munaasabooyinka sida ciida arooska xafladda, aduunka oo dhan waa laga saartaa in yar dumarka qaar mooyee, waana mid qurux dumarka u yeela, halkan waxaan kaaga soo bandhigi doonna cilaanka qaababka loo saarto cilaansaarka wuxuu yahay iyo qaababkaaadka u qurux badan, cilaanka gacmaha iyo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme