Tag: cayilka

Jirka marka ay soo galaan baruur iyo hilib ayaalagu tilmaamaa cayil sababo badan baa keena

Cuntada lagu buurto ma rabtaa

cuntada cayilka keenta

Dad badan caato ah waxay u baahan yihiin inay cayilaan oo uu is badalo jirkooda, siiba naagaha, cayilka waxaa keeno waxyaalo badan, laakin waxa ugu muhimsan waa raashiinka ama cuntada, taas oo ka cayaarayso kaalin weyn, jirka wuxuu ka qaataa borotiinka cuntada marka ay tahay cuntada mid tayo leh qofka jirkiisa way naaxinaysaa, rashinka lagu […]

Barida dumarka maxaa weyneeya akhyaarey

dabada weyn somalida

Weynaanta barida haweenka aad bay u kala duwan tahay, gabar waxaad arkaysaa dambeed weyn leh oo marka ay soconayso aad looga dareemo futada ruxashadeeda, sidoo kale naago waxaa jira dabada ka yar oo ku malaasan, bulshada carabta aad bay uga helaan naag gadaak u weyn moxaga ka yar gabayada carabta markaad eegto waad la yaabaysaa […]

Maamul © 2015 Frontier Theme