Tag: caafimaadka

Caafimaad waxaa laga wadaa jirka nafleyda oo aan ka bixin sida laga rabay oo caadiga ah, waxaa lid ku ah jirro ama cudur, waxaa kaloo loo yaqaanaa fiyow.

Mallaayga laftiisa sidee dhuunta looga soo saarayaa

kalluun

Waxaa laga yaabaa inaad kala kulanto cunidda kaluunka dhib mararka qaar kooda hadaba waxaad yeeshaa marka aad kalluun cunayso sidan Haddii dhuunta laf mallaay kuu gasho sidee baad ku soo bixin kartaa? marmar waxaa laga yaabaa lafta inay ku soo bixi wayso qofac ama xamxam waxaad samaynaysaa sidan marka hore waxaad keenaysaa miraha saytuunka waxaad […]

Caafimaadkaaga adoon dhakhtar u tagin sidan ku garo

caafimaadka ciddida

Qaybta cad ee ciddida waxaa lagu magacaabaa ingiriiska Lunula Unguis afka carabigana  هليل الظفر  waxay ka soo baxdaa suulka inta badan , waxay tilmaamaysaa marka ay tahay mid cad oo nadiif ah caafimaadka qofka inuu aad u sarreeyo firfircoonidiisa inay xoog leedahay dadka aqoonta leh waxay sheegeen haddii astaantan ay ka soo muuqato 8 ama […]

Hab dabiici oo wajiga iyo jirka loo caddeyn karo si degdeg ah

jirka maxaa lagu cadayn karaa

Wajiga maxaa madoobeeya? waxaad arkaysaa qof jirka hoose ka cad sida xabadka caloosha dhabarka cajiraha laakin ka madow meelaha muuqda sida wejiga gacmaha oo kale, marka hore waxaad ogaataa wajiga waxa madoobeeya, qorraxda kaalin weyn ayay ka qaadataan midabka maqaarka siiba marka aad saliid wejiga marsato oo aad qorraxda iyo dabaysha u soo banaan baxdo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme