Tag: Biyabbaxa

waxaa loola jeeda ninka ama naagta inay gaaraan gariirka ugu dambeeyay raaxada galmada

Nadaafada macaanka galmada ayay kordhisaa

nadaafada galmada

Nadaafada kaalin weyn ayay ka cayaartaa labada is qaba inay isu soo dhowaadaa. Galmada xiliyada ay macdahay waa marka uu ninka iyo naagta si fiican niyad ugu hayaan, haddii midkooda uu wax kale ku mashquulsan yahay ama daalan yahay, raaxada laga rabay ma imaan karto, qofka si kasta hadduu u raadiyo raaxada galmada uma heli […]

Biyabaxa kulul maxaa sabab u noqon kara

biyaha ninka iyo naagta

Macaanka biyaha kulul naagaha qaar ayaa dareema, dumarka qaarkooda maba dareemaan arka ninka biyaha uu ku shubayo. Qoraalada markaad akhriso oo ka hadla arimaha ninka iyo naagta xiriirkooda galmo waxaad arkaysaa biyaha ninka iyo kuwa dumarka sida ay kala yihiin,  haween badan waxay netka ka raadiyaan biyaha ninka qaabka ay u yaallaan iyo sida ay […]

Maxaa loo baahan yahay inaad ka taxdarto xagga galmoodka

maxay-rabtaa-naagta-buuran

Galamada waxa ugu badan lagala kulmi karo waa waxyaalo ninka iyo naagta is guursada raaxadooda dhibta ah ka hortagi kara tolow waxaas waa maxay oo raaxada u diidi kara ninka iyo xaaskiisa. Waxaa jira waxyaalo badan aya raga dhibsadaan sidoo kale waxaa jira waxaalo aad u fara badan oo naagaha ay diidan. Marka hore waxaan […]

Qooraha xanuunka kacsiga ma keenaan

Kacsiga marka uu kugu bato, adoon biya kaabaxaynin, waxaa laga yaabaa inuu xiniinyaha xanuun daran u keeno, marka ninka is kiciyo ama daawado naago qaaqaawan ama filin wasmo ah, waxaa laga yaabaa inuu u keeno gus xanuun ama xiniinyo xanuun, waliba raga qaar waxaa ku dhacaayo bukaan gudaha ah, markaas malax ayaa ka fariisanayso gudaha […]

Biyabaxa dhaqsiga sidee loo reebaa

Dad badan ayaa ka sheegta biyabbaxa degdegga ah, maxaayeelay naagaha ma jecla raga dhaqsiga u biyabbaxo, ileen naagta way daahaysaa xagga biyabbaxa, marka ninka horteeda biyaha ka baxaan oo uu dhamaysto galmada guskiisa wuu damaa, ma awoodo inuu raaxada sii wado, naagtiina way kacsan tahay qooq ayay la wareegsanaysaa, marka maxaa talo ah, ninka waxaa […]

Maamul © 2015 Frontier Theme