Tag: Biyabbaxa

waxaa loola jeeda ninka ama naagta inay gaaraan gariirka ugu dambeeyay raaxada galmada

Galmada ay xaaska kaaga baahantahay

Galmada ay xaaska kaaga baahantahay

Waxaan maanta idiin heynaa barnaamij cusub oo kamid ah barnaamijyadii taxana ahaa ee arimaha bulshada ee Heegan24.net. Maanta qdobkeena wuxuu ku sabsanyahay qaab loo kordhin karo kacsiga si fiicana loogu qancin karo xaaskaaga Hadaba samee amuurahan hoos ku xusan. Soo qaado ama soo diyaarso koob Malab ah iyo koob barkii Basal la ridqay ah, oo […]

Xaaskayga dhib ayay ugu qabtaa maxaan sameeyaa

Waxaan ahay nin dhalinyara ah 27 sana jira waxaan ka cababayaa arin la xiriirta galinaa taasoo dhibaata badan igu haysa arintaas oo ah in aay biyahaada dag dag iiga imaanayaan xaaskryga way igu dhibabtahay maxaan sameeya Waqtigaan la jooga wax siiga ah ma sameeya oo waqti hore ayaa iigu danbeysay Guskeyga waxuu u muuqda inuu […]

Maamul © 2015 Frontier Theme