Tag: Biyabax degdeg

Waxaa laga wadaa qofka galmada ku jira si dhqsi inuu ku biyabaxo taas oo ay dadku ku kala duwan yihiin hal daqiiqo ayaa jira dad ku guta ama ka yar, biyabaxa degdega ah aad buu u dhibayaa dumarka waayo ma gaari karaan raaxada ay ninka ka rabaan.

Xaaskayga dhib ayay ugu qabtaa maxaan sameeyaa

Waxaan ahay nin dhalinyara ah 27 sana jira waxaan ka cababayaa arin la xiriirta galinaa taasoo dhibaata badan igu haysa arintaas oo ah in aay biyahaada dag dag iiga imaanayaan xaaskryga way igu dhibabtahay maxaan sameeya Waqtigaan la jooga wax siiga ah ma sameeya oo waqti hore ayaa iigu danbeysay Guskeyga waxuu u muuqda inuu […]

Maxaa loo baahan yahay inaad ka taxdarto xagga galmoodka

maxay-rabtaa-naagta-buuran

Galamada waxa ugu badan lagala kulmi karo waa waxyaalo ninka iyo naagta is guursada raaxadooda dhibta ah ka hortagi kara tolow waxaas waa maxay oo raaxada u diidi kara ninka iyo xaaskiisa. Waxaa jira waxyaalo badan aya raga dhibsadaan sidoo kale waxaa jira waxaalo aad u fara badan oo naagaha ay diidan. Marka hore waxaan […]

Maamul © 2015 Frontier Theme