Tag: Bigrada

bigrada waa xuub dabiici ah oo gabarta boqa cambarkeeda daboolaya

Bigrada dhiig inuu ka yimaado ma qasab baa

Bigrada dhiig inuu ka yimaado ma qasab baa

Gudniinka fircooniga dhib weyn ayuu u gaystay gabdhaha soomaalida iyo kuwa la midka ah oo sidaas loo guday, bigrada asalka ah ayaaba qarsoontay dadka soomaali inta ay ku rafaadayaan sidii ay u furi lahaayeen toliinka gudniinka fircooniga ayaaba waxaa ka qarsoontay bigrada gabdha asalka ah, waa maxay bigrada gabdha ? bikaarada waa xuub oo ka […]

Bigrada toliinka fircooniga ayaa layga furay ma dhibaa ila talitya

Waxaa i guursaday wiil wuxuu awoodi waayay inuu i bigra jabiyo lix ku dhowaad waan is qabnaa aniga fircooni ayaan u gudanahay wiilka wuxuu igula taliyay inaan isbitaalka tago, dakhaatirta isbitaalka waxay iga fureen tolmada gudniinka, kaddib waxay i soo siyeen gus bambiiro ah ama gus caag ah waxay igu dheheen midkaas ku fur markaan […]

Sidee loo istiimiyaa gabadha cabsanayso

haweenka aqalgalka ugu hooreeyo

Habeenka kugu horraysa aqalgalka waxa ugu muhimsan lagaa rabo inaad samayso waa muqaal jacayl oo aad u muujinayso xaaskaaga, haweenka soomaalida bigradooda ma sahlana, waayo fircooni daran ayay u gudan yihiin, marka haddii aad xoog u adeegsato waxay ka qaadaysaa cabsi ayna illaawi karin, marka hebeenka ugu horreeyo waxaad isku daydaa inaad u sheekayso oo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme