Tag: Bidaarta

Bidaar waxaa loo yaqaanaa timaha oo ka yaaca madaxa siiba dhexda, bidaarta maxaa keena? bidaarta waa farac ama wax layska dhaxlo, sidoo kale sababo kale ayaa jira sida hawada aan nadiifka ahayn iyo waxyaalaha timaha daadiya, bidarta mala daaweyn karaa , hadda waxaa layku dayayaa in timaha lagu abuuro qofka madaxiisa

Qalaylka maqaarka maxaa lagu daweeyaa

qalaylka maqaarka jirka

Mararka qaarkooda waxaad arkaysaa maqaarka jirkaaga xuub yeeshtay, inta badan xuubkaas wuxuu ka dhashaa qorraxda ama qubayska biyaha qaarkooda, marka uu maqaarka jirka noqodo mid qallalan waxaa laga yaabaa ruuxa inuu dhibsado, sidoo kale maqaarka madaxa marka uu isagana qalayl noqdo waxaa dhici karta madaxa inuu yeeshto qashar ama ay timaha daataan, timaha maxaa daadin […]

Maamul © 2015 Frontier Theme