Tag: Aroos

Aroos waxaa laga wadaa guurka cusub oo ninka iyo naagta nolo wadaaga

Ceebta dumarka soomaaliyeed Beautiful dress la’aanta

gabar naadaafada dumarka soomaaliyeed

Nadaafada dumarka kaalin weyn bay ka cayaartaa raaxada ninka iyo jacaylka guriga ku taagan yahay, haweenka waxaa laga rabaa inay si fiican isu nadiifiyaan marka ay joogaan gurigooda, dhibka ay leeyihiin haweenka soomaaliyeed waa hal shay, marka ay aroos aadayaan waxay qaataan dharka ugu quruxda badan barafuun soo jiido leh ayay marsadaan, qaarkooda waxay qaataan […]

Sidee loo istiimiyaa gabadha cabsanayso

haweenka aqalgalka ugu hooreeyo

Habeenka kugu horraysa aqalgalka waxa ugu muhimsan lagaa rabo inaad samayso waa muqaal jacayl oo aad u muujinayso xaaskaaga, haweenka soomaalida bigradooda ma sahlana, waayo fircooni daran ayay u gudan yihiin, marka haddii aad xoog u adeegsato waxay ka qaadaysaa cabsi ayna illaawi karin, marka hebeenka ugu horreeyo waxaad isku daydaa inaad u sheekayso oo […]

Maamul © 2015 Frontier Theme