Tag: aqoon

Qaamuuska carabiga iyo soomaaliga alkaashif

Qaamuuska carabiga iyo soomaaliga alkaashif

Qaamuuskan waa midka ugu horreeyay laga qoro afka carabiga iyo afka soomaaliga, qaamuuska waxaa la qoray 2006 waxaana la daabacay 2009, waxaa qoray qof hadda macallin ka ah jaamacadda qaahira ee dalka masar waxaa lagu magacaabaa muumin yuusuf caalim, waa nin wax ka bartay dalka masar. qaamuuskan waxaa loogu talaggalay dadka fiqhiga baranaya iyo diinta […]

Maamul © 2015 Frontier Theme