Noocyada jacaylka dhalinyarada maanta

jacayl naag waa kaasJacaylka gabdhaha yaryar iyo wiilasha waxaa lagu magacaabaa jacayl seef labood, waayo gabadha waxay iska jeclaanaysaa wiil ama wiilka wuxuu iska jeclaanayaa gabar, iyagoon ogayn jacaylka waxa uu yahay, sidoo kale waxaa laga yaabaa inay ka soo horjeestaan labadooda waalid oo iyaga dhalay, dhab ahaantii jacaylka cayaartaas uma baahna, jacaylka dhabta ah waxaa la socda xilkasnimo dhab ah, beenna kuma dhisna, sidaa daraaddeed jacaylka marka uu ninka ama naagta ku dhaco waxaad arkaysaa iyagoo muddo kala booday siiba, marka ay isku dhacaan way is nacaan, waayo xaaraan bay galeen, xaaraanka wuxuu u keenayaa ninka iyo dumarka inay si xun isu nacaan mustaqbalka, marka tolow jacaylka dhabta ah waa midka guurka la socodo, oo ninka iyo naagtaba ay daacad isu yihiin, ee ma aha jacaylka keliya ah afka oo waan ku jeclahay, kaddib ninka uu ku baadayo naaska gabdha iyadana ay ku boodayso dhunkashadiisa, waxaasoo dhan waa feeg.

Recent Posts

Updated: March 26, 2016 — 4:37 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme