Ninkaaga haka xishoonin haddaad rabto raaxo

Ninka iyo xaaskiisa marka ay kala xishoonayaan waxaa meesha ka baxaya kalsoonida raaxada galmada, waxaa loo baahan yahay ninka inuu xaaskiisa ula dhaqmo si qof saaxiibkii oo kale, kalsoonida xaggeeda waa inuu si fiican u dhisaa, waa inuu weyddiiyaa waxa ay ka hesho, mararka qaarkooda waa inuu u dhiibaa hoggaanka sariirta iyada, ma aha keliya inuu isaga dalbado sida uu rabo ama qaabka uu rabo ama waqtiga uu rabo raaxada sariirta, balse waxaa loo baahan yahay inuu siiyo kalsooni ay ku sheegi karto waxa ay rabto, haddii ninka uu ka dhigo xaaskiisa mid isaga ka xishoonayso, raaxada ay rabto kama heli karto, taas waxay isu baddalaysaa cabsi xaggiisa ay ka qabayso, waxaa loo baahan yahay labada is qaba inay u dhaqmaan dad hal qof oo kale ah, si ay u helaan raaxada ugu dambaysay ee nolosha guurka laga heli karo, taas waxaad ku helli kartaa inaad dhisto kalsoonida dhabta ah, ragga soomaaliyeed inta badan way ku liitaan arrintaas, dumar badan ayaa ka soo cabado.

dhanka galmada waa muhim haddii aad rabto jacaylkiina inuu sida la rabay u raago sariirta ku dadaal, qaababka galmadana kala baddal.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme