Naagtaada si fiican u fahan waxa ay rabto

Rag badan ayaa iska dhegatira xaaskooda waxa ay u baahan tahay xagga nolosha raaxada, waxaa laga yaabaa inay aadaan meelo kale oo marka ay si fiican ula dhaqmaan dumarka kale, hadalo macaan badan iyo tixgalin, laakin marka ay la hadlayaan xaasaskooda waxaad ka dareemaysaa xanaaq iyo hadal kulul oo jacaylba ka maran, runtii jacaylka guriga wuxuu ka bilaabanayaa hadalka macaan iyo dabeecadda fiican,  haddii aad tahay nin u baahan inuu xaaskiisa si fiican ula dhaqmo waxaa lagaaga baahan yahay inaad noqonto qof caqli badan oo fahansan waxa meesha ka jira, weligaaga noqo xaaskaaga waxa ay u baahan tahay mid u degdegaya, haddii taas aad samayso jacaylkiina aad buu badanayaa.

Recent Posts

Updated: April 2, 2016 — 8:59 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme