Jacaylka dhabta maxaa lagu garan karaa maanta

jacaylka dhabtaBeenta sida lagu soo saaro dad badan ayay ku adag tahay, laakin runtii waa la soo saari karaa marka loo baahdo in la soo saaro oo aqoonna loo leeyahay, haddaba jacaylka guud ahaan meesha uu ka soo fulo waa qalbiga ama wadnaha, qofka ku jecelĀ  marka uu ka yahay jacaylka uu kuu hayo mid dhab ah oo daacad ah, waxaad ka dareemaysaa dadaal badan iyo daryeel badan, iyo wanaag badan, had iyo jeer wuxuu isku dayayaa inuu wax kuu qabto, laakin qofka ku neceb mar kasta wuxuu isku dayayaa inuu dhibaato kuu gaysto, falalka ruuxa uu kugu samaynayo ayaa lagu garan karaa jacaylka uu kuu qabo, haddii falalkaas ay yihiin, falal waxtar kuu leh iyo wanaag iyo tixgalin waxaad ogaataa qofkaas inuu ku jecel yahay, haddii ay falalkaas tilmaamayaan wax dhib iyo cadownimo ah, ogow qofkaas kuam jecla sidaa ula soco.

sidaa awgeed waxaad arkaysaa ninka marka lagu daro gabar aan jeclayn inay ka cararto marka uu rabo inuu galmo la sameeyo, haddii ay isu dhiibto kuam raaxaysanayso, waxaa laga yaabaa arintaas inay ku xambaarto gogoldhaaf, oo ay raadiso ninka ay jeceshay inay la tumato

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Maamul © 2015 Frontier Theme