Fikir jacayl ma fududa muxuu kugu samayn karaa

Haddii aad naag jeclaato adoon diyaar u ahayn guur, waxaa laga yabaa noloshaada inay isu baddasho naar, taas waxay noqon kartaa labo qaab gabadhaas haddii iyadana ay ku jeceshay waxaa laga yaabaa in aad isku dhacdaan oo aad macsi samaysaan, waayo insaanka waa daciif marka uu gabar jeclaado way u badan tahay inuu xumaan ku dhaco, sidoo kale iyadana waa laga yaabaa inay kugu dhacdo, arintan waa wax dadkoo dhan ay wada og yihiin, fikirka jacaylka maskaxdaada aad buu u baddalaa.

midda labaad waa inaad adiga keliya jeceshay oo iyada war kuu haynin ama kuu caddyso inay nin kale rabto maranna waxaa laga yaabaa fikirkaaga oo dhan inay qaadato oo aad iyada ku mashquusho.

Recent Posts

Updated: May 17, 2016 — 10:00 AM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme