Ilamaha oohinta badan maxaa u keena

Waxaan ku arkay cunugayga oohin badan, siba marka meel aan u kexeeyo warka dadkana markuu maqlo wuu ooyaa, xanaanqiisana wuu badan yahay, wax xanuun ah ma qabo, talo ayaan dinka rabaa walaalayaan aadna waad u mahadsan tihiin

Recent Posts

Updated: April 3, 2016 — 7:36 AM

1 Comment

Add a Comment
  1. ilmo waxaa jira cabsado marka ay tagaan meel ayna aqoonin, sidoo kale waxaa jira marka cunugga meel qura lagu hayo oo uuna dadka dhex galin wuxuu la soo baxaa cabdi gaar ah, marka uu dad kale arko wuu ooyaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme