Qooraha xanuunka kacsiga ma keenaan

Kacsiga marka uu kugu bato, adoon biya kaabaxaynin, waxaa laga yaabaa inuu xiniinyaha xanuun daran u keeno, marka ninka is kiciyo ama daawado naago qaaqaawan ama filin wasmo ah, waxaa laga yaabaa inuu u keeno gus xanuun ama xiniinyo xanuun, waliba raga qaar waxaa ku dhacaayo bukaan gudaha ah, markaas malax ayaa ka fariisanayso gudaha qooraha, marka ay biyabbaxaayaan waxaa ka soo baxo mani jaallo ah, waayo malaxda ayaa soo raaxayso, ninka waxaa la rabaa isagoo aan xaaskiisa galmo la samaynaynin inuu is kicin, kacsiga badan dhib ayuu keenayaa

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme