Qalaylka maqaarka maxaa lagu daweeyaa

Mararka qaarkooda waxaad arkaysaa maqaarka jirkaaga xuub yeeshtay, inta badan xuubkaas wuxuu ka dhashaa qorraxda ama qubayska biyaha qaarkooda, marka uu maqaarka jirka noqodo mid qallalan waxaa laga yaabaa ruuxa inuu dhibsado, sidoo kale maqaarka madaxa marka uu isagana qalayl noqdo waxaa dhici karta madaxa inuu yeeshto qashar ama ay timaha daataan, timaha maxaa daadin kara ayaa inta badan dadka isweydiiyaan siiba dumarka ama raga bidaarta soo gali rabta, caafimaadka timaha wuxuu ku jiraa inaad jirkaaga ka fikirto, saliidda saytuunka ama saliidda macsarada waa muhim, jirka wax badan ayay u qabataa, siiba timaha jirka, sidoo kale cuntada ay ku badan tahay qudaarta iyo furudka iyaduna jirka nafqo ayay siisaa, caafimaadka maqaarkaaga waa muhim inaad si fiican ugu dadasho.

dad badan waxay ku dadaalaan kareemka jirka la marsho, laakin waxaa fiican waligaa inaad adeegsato wax dabiici ah.

Recent Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Maamul © 2015 Frontier Theme